• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka caalamka

Qaramada Midoobey oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo Dagaalka Suudaan.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 4, 2025
in wararka caalamka
0
Qaramada Midoobey oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo Dagaalka Suudaan.
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka ka socda Suudaan, isagoo uga digay dhinacyada is haya in xaaladda bani’aadantinimo ay marayso heer aad u halis ah. 

Guterres ayaa sheegay in rabshaduhu ay sii hurinayaan dhibaatooyinka shacabka, isla markaana ay lagama maarmaan tahay in la joojiyo colaadda si loo badbaadiyo nolosha dadka rayidka ah.

Ilo ka tirsan dowladda Suudaan ayaa sheegay in maamulka uu tixgelinayo soo jeedin ay Dowladda Maraykanka u gudbisay oo ku saabsan xabbad-joojin degdeg ah. Tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallo caalami ah oo lagu doonayo in lagu yareeyo dhiigga daadanaya iyo burburka sii kordhaya ee dalkaas.

Washington ayaa la sheegay inay si dhow ula shaqeynayso kooxda dhexdhexaadinta si loo gaaro heshiis nabadeed oo waara. Kooxdan ayaa horay dadaallo ugu bixisay sidii loo abuuri lahaa jawi wadahadal, balse ilaa hadda waxaa caqabad ku ah isku dhacyada xooggan ee ka jira caasimadda Khartoum iyo gobollo kale oo muhiim ah.

Previous Post

Kulanka Sheekh Shariif iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Norway.

Next Post

Raisul Wasaaraha oo qaabilay Wafdi ka socda dowladda Ciraaq.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Kulanka labaad ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka.

Baarlamaanka oo bilaabay Dooda Cutubka 9-aad ee Dastuurka.

February 21, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

February 22, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable