• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka caalamka

Weerar loo adeegsaday Qarax Gaari oo ka dhacay Dalka Hindiya

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 11, 2025
in wararka caalamka
0
Weerar loo adeegsaday Qarax Gaari oo ka dhacay Dalka Hindiya
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay, in ka badan 20 kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii gaari qarxay fiidnimadii Isniinta magaalada New Delhi ee caasimadda Hindiya. Qaraxan xooggan ayaa ka dhacay meel mashquul badan oo ku dhow saldhigga Red Fort Metro Station, xilli ay socdeen saacadaha ugu daran ee taraafikada. Booliska New Delhi ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhashay gaari noociisu ahaa Hyundai i20 oo taagnaa goob taraafik ah.

Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in gaariga uu lahaa nin lagu magacaabo Maxamed Salman, kaas oo markii dambe la xiray, inkasta oo uu sheegay inuu gaariga horey u iibiyay.

Booliska ayaa sheegay in ay baarayaan xiriirka u dhexeeya milkiilayaashii hore iyo kuwa hadda leh, iyadoo la adeegsanayo sharciyada argagixisada ee dalka.

Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa uu sababay gubashada dhowr gaari halka daaqadaha dukaamada iyo guryaha ku dhow ay burbureen. Ciidamada ammaanka ayaa gabi ahaanba xannibay aagga, waxayna bilaabeen baaritaan ballaaran oo ku saabsan sababta dhabta ah ee qaraxa, inkasta oo aan weli la xaqiijin cidda ka dambeysay.

Ra’iisul Wasaare Narendra Modi ayaa tacsi u diray qoysaska dadka ku dhintay, isagoo sheegay in dowladda ay si buuxda u daba-galeyso dhacdadan. Wasiirka Arrimaha Gudaha Amit Shah ayaa ku daray in dhammaan suurtagalnimada la baarayo, halka safaaradaha dalalka sida Maraykanka, Masar, iyo Israa’iil ay muujiyeen tacsi iyo walaac ku aaddan weerarka.

Qaraxan ayaa si weyn u kiciyay feejignaanta ammaanka guud ee dalka oo dhan.

Previous Post

Kulanka Raisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Dalka Jarmalka

Next Post

Kulanka Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Guddiyada dibu eegista Dastuurka.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable