• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Aadan Madoobe oo la wareegay hogaanka maamulka Koonfur Galbeed

Somali Cable TV by Somali Cable TV
June 11, 2026
in wararka gudaha
0
Aadan Madoobe oo la wareegay hogaanka maamulka Koonfur Galbeed
0
SHARES
6
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa maanta si rasmi ah xilka Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed ula wareegay Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo.

Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xilka kala wareegay Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, oo muddooyinkii la soo dhaafay hoggaaminayey Dowladda Koonfur Galbeed si ku-meel-gaar ah.

Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, Dowladda Koonfur Galbeed, xubno ka socday hay’adaha dowladda, siyaasiyiin, odayaal dhaqameed iyo marti sharaf kale.

Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa Hoggaamiyaha cusub ku wareejiyey dukumiintiyada iyo masuuliyadaha xafiiska, isaga oo ugu hambalyeeyey xilka loo doortay, una rajeeyey inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday.

Hoggaamiyaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa uga mahadceliyey Hoggaamiyihii ku-meel-gaarka ahaa shaqadii iyo dadaalkii uu geliyey xilliga kala guurka, isaga oo ballanqaaday inuu sii wadi doono dadaallada lagu xoojinayo nabadda, horumarka iyo dowlad-dhiska Dowladda Koonfur Galbeed.

Previous Post

Aadan Madoobe oo loo doortay Hogaamiyaha Koonfur Galbeed

Next Post

Wasiir Fiqi iyo Taliye Ibraahim oo tagay deegaanka Wargaadhi

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
Puntland oo xaqiijisay in ay la wareegtay Xerada Ciidanka ee magaalada Carmo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

July 30, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable