• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

Somali Cable TV by Somali Cable TV
July 18, 2026
in wararka gudaha
0
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?
0
SHARES
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb si weyn loogu soo dhaweeyay musharaxa Urur Siyaasadeedka JSP ee hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, soo dhaweyntiisa kaddib si toos ah ula hadlay dadweynihii iyo madaxdii soo dhaweysay, ayaa uga mahadceliyay socdaalka dheer ee ay u soo galeen taageerada ururka.

Waxa uu sidoo kale goobta kaga dhawaaqay inuu yahay musharaxa hoggaamiyaha Galmudug, isaga oo xusay saddex qodob oo uu mudnaan siin doono haddii uu xilka ku guuleysto. Qodobadaasi waxay kala yihiin: adkeynta amniga, dib u heshiisiinta bulshada Galmudug, iyo inuu lix bilood gudahood Galmudug kaga xoreyn doono Khawaarijta ku sugan qaybo ka mid ah deegaannada Galmudug.

Previous Post

Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Next Post

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
Puntland oo xaqiijisay in ay la wareegtay Xerada Ciidanka ee magaalada Carmo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiiradda Soomaaliya.

July 30, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

Sacdiyo Bajaaj oo xorriyadeeda dib u heshay.

August 12, 2026
Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

Warbixin Qaylo-dhaan ah: Fashilka Shirkii Kampala iyo Sida Dalalka AUSSOM Mid Kasta u Diyaarsanayo Qorshe Is-badbaadin ah

August 8, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable