Hogaamiyaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kusoo baxay doorasho ka dhacday magaalada Jowhar,Golaha Wakiilada ee hirshabeelle ayaa doortay hogaamiyaha cusub iyo kuxigeenkiisa.
Doorashada ayaa ka duwaneed noocee hore ee doorashooyinka waxaa tartanka uu ahaa mid xisbiyo, halka Baarlamaanka ay kusoo baxeen codka shacabka leh matalaada kuraasta.
Cali Guudlaawe waxaa la tartamaya musharax Nuur Cilmi Xalane, iyadoona ay natjiida noqotay 81-cod oo uu kusoo baxay Cali Guudlaawe, halka musharaxii la tartamay uu helay 13-cod.










