Sida waxyaabo badan oo ka jira adduunka ee dambiyada internet-ka ay mugdi u yihiin, khatarta ka timaadda qof gudaha ah waa wax aad u yar oo dad kooban ka waayo arkeen.
Xitaa dad aad u yar ayaa ka hadli doona taas.
Laakiin aniga waxaa i soo maray waayo-aragnimo gaar ah oo walaac leh oo muujinaysa sida jabsadayaasha ay uga faa’iidaysan karaan dadka gudaha ah markii dhawaan koox dambiilayaal ah ii soo bandhigeen fikrad.
“Haddii aad xiisaynayso, waxaan kuu fidin karnaa 15% ka mid ah lacaga madax furashada ah haddii aad ogolaatid galitaanka kombiyuutarkaaga.”











