Kumanaan Shacab ah ayaa ka qeybgalay banaanbax ballaraan oo lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho.
Banaanbaxan ayaa looga soo horjeeday damaca guran ee Israa’iil ee Soomaaliya, kadib tallaabadii ay ku sheegtay inay ku aqoonsatay Somaliland.
Culimaa’udiin, dhaqan iyo bahda waxbarashada ayaa ka qeybgalay banaanbaxa Muqdisho, iyadoo shacabka ay si weyn u diideen xadgudubka israa’iil.















