“Xubno kamid ah Madaxda Golaha Mustaqbalka waxey isku dayeen in diyaarado ay kusoo daabulaan Ciidan iyo Hub aan la garaneyn ujeedada ay ka leeyihiin”
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Diyaaradihii siday Ciidanka ee hawada laga celiyay.
Screenshot