• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Falcelin ka dhalatay Khilaafka Koonfur Galbeed.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 22, 2025
in wararka gudaha
0
Falcelin ka dhalatay Khilaafka Koonfur Galbeed.
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed ayaa la sheegay in loo diiday safar ay ku tagi lahaayeen magaalada Baydhabo, waxaana taagan khilaaf u dhaxeeya Madaxweyne Lafta Gareen iyo Siyaasiyiinta mucaaradka maamulkaasi.

Siyaasiga Maxamed Shiine oo ka faallooda arrimaha Siyaasadda ayaa Wareysi uu siiyay Somali Cable waxa uu  kaga hadlay xiisada dhinacyada Koonfur Galbeed, Shiine waxa uu sheegay in mucaaradka koonfur Galbeed marnaba aysan tagi Karin Baydhabo oo aysan kusoo bandhigi Karin olole doorasho iyo aragti ka duwan Lafta Gareen.

Waxa uu Wareysiga ku sheegay Siyaasi Maxamed Shiine in Lafta Gareen iyo Xasan Sheekh ay wada socdaan iskuna Siyaasad ka yihiin Arrimaha maamulka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.

Next Post

Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loo kala qeybiyay A & B

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loo kala qeybiyay A & B

Degmooyinka Gobolka Banaadir oo loo kala qeybiyay A & B

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Kulanka labaad ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka.

Baarlamaanka oo bilaabay Dooda Cutubka 9-aad ee Dastuurka.

February 21, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

February 22, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable