• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Gudoonka Baarlamaanka oo war kasoo saaray kulankii wadajirka ahaa ee lagu qeybiyay Dastuurka

Somali Cable TV by Somali Cable TV
January 28, 2026
in wararka gudaha
0
Gudoonka Baarlamaanka oo war kasoo saaray kulankii wadajirka ahaa ee lagu qeybiyay Dastuurka
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulan wadajir ah, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo xubnaha kale ee guddoonka labada aqal.

Guntanka ama kooramka kulanka oo ku furmay 180-Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo 31-Senator oo Aqalka Sare ah, waxaa mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa loo qeybiyey warbixinta soojeedimaha wax-kabeddelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee dastuurka, warbixinta faahfaahinaysa soojeedimaha iyo sidoo kale soojeedin kooban oo ku saabsan wax-kabeddelka Qodobbada 49-aad, 50-aad iyo 54-aad ee cutubka 4aad.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku wargeliyey xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka in ay soo akhriyaan soojeedimaha iyo warbixinta la socota si looga doodo.

Previous Post

Hormuud Salaam Foundation honors Doctors and Partners behind life-saving heart surgeries for Somali Children

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Diyaaradihii siday Ciidanka ee hawada laga celiyay.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025
Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable