• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Kooxo hubeysan oo weeraray Markab Ganacsi oo ku socday Xeebaha Soomaaliya

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 6, 2025
in wararka gudaha
0
Kooxo hubeysan oo weeraray Markab Ganacsi oo ku socday Xeebaha Soomaaliya
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kooxo hubeysan oo wata hub culus iyo qoryaha (RPG) ayaa Khamiistii weerar ku qaaday markab ganacsi oo marayay xeebaha Soomaaliya, sida ay tabinayaan wakaaladaha wararka caalamiga ah. Wararku waxay sheegayaan in kooxdu u daadatay markabka, iyaga oo u muuqda kuwo ujeedadoodu tahay afduub.

Xarunta howlgalada ganacsiga badda ee ciidamada Milatariga Britain ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerarka, iyaga oo uga digay maraakiibta ku sugan aagga. Shirkadda ammaanka ee Ambrey ayaa xaqiijisay in weerarka uu socdo, lana beegsaday markab u socday Durban, Koonfur Afrika, kana soo safray Sikka, Hindiya, kuna socday calanka Malta.

Weerarka waxaa fuliyey koox hubeysan oo Soomaaliyeed, kuwaas oo adeegsanaya doon kalluumaysi oo Iiraan laga leeyahay oo horey u afduubteen, si ay ugu adeegsadaan howlgaladooda. Markabkan waxaa la socday 24 shaqaale ah oo isku xiray qol badbaado, mana jirto koox ammaanka oo hubeysan oo la socota markabkan, taasoo u sahashay kooxdan inay fuulaan markabka.

Weerarkan ayaa ka dhacay meel 560 mayl Koonfur Bari ka xigta xeebaha degmada Eyl ee gobolka Nugaal. Warbixinada hore waxay sheegayaan in markabku ka marayay 1,000 km u jirta xeebaha Eyl, waxaana jira suragalnimada in kooxdan ay awoodeen inay fuulaan markabka iyaga oo adeegsanaya qoryaha daran-dooriga iyo RPG-ga.

Kooxo hubeysan oo ka howlgala xeebaha Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay dib u soo laabtay, iyadoo dhacdooyinkii ugu badnaa ay jireen sanadkii 2011.

Saraakiishu waxay ku boorinayaan Maraakiibta ganacsi ee ka maraysa xeebaha Soomaaliya inay qaataan taxaddar dheeri ah, iyadoo la faray inay isticmaalaan hababka ammaanka ee lagula taliyay, isla markaana la socdaan wararka iyo digniinaha ciidamada caalamiga. si loo yareeyo khatarta afduubka ama weerarrada kale.

isla markaana la socdaan digniinaha ammaanka ee lagu sii daayo aagga, si loo yareeyo khatarta afduubka ama weerarrada kale,Maraakiibta ganacsi ee ka maraysa xeebaha Soomaaliya waxaa ah ee ka howlgala aagga.

Previous Post

Maxaa looga hadlay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka

Next Post

“Hal-Milyan oo qof ayey saameysay Abaarta ku dhuftay Puntland”

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
“Hal-Milyan oo qof ayey saameysay Abaarta ku dhuftay Puntland”

"Hal-Milyan oo qof ayey saameysay Abaarta ku dhuftay Puntland"

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

February 22, 2026
Kulanka labaad ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka.

Kulanka labaad ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka.

February 22, 2026
Baarlamaanka oo bilaabay Dooda Cutubka 9-aad ee Dastuurka.

Baarlamaanka oo bilaabay Dooda Cutubka 9-aad ee Dastuurka.

February 21, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

February 22, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable