• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Kormeerka Taliska Xoogga ee magaalada Beledweyne.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
January 4, 2026
in wararka gudaha
0
Kormeerka Taliska Xoogga ee magaalada Beledweyne.
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha Ciidanka dhulka Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kormeeray xarumaha Ciidanka xoogga dalka ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, gaar ahaan Guutooyinka 5-aad iyo 29-aad ee qeybta 27-aad Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha ayaa Ciidanka xoogga dalka kula dardaarmay xoojinta difaaca Qaranka iyo inay dardargeliyaan waajibadka shaqo ee loo idmaday.

Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee hoggaanka Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku dhiirigelinayaan, kuna xoojinayaan doorka Ciidamadu ku leeyihiin difaaca qaranka iyo xasilinta amniga dalka.

Previous Post

Xubno kasoo jeedo Waqooyi Bari iyo Awdal oo Warmurtiyeed kasoo saaray damaca Israa’iil iyo Somaliland.

Next Post

“Shariif Xasan waan ka celi weynay doorashada Gobolka Banaadir”

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
“Shariif Xasan waan ka celi weynay doorashada Gobolka Banaadir”

"Shariif Xasan waan ka celi weynay doorashada Gobolka Banaadir"

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo la magacaabay.

Shirka Golaha Wasiiraka XFS oo looga hadlay isbadalkii ka dhacay Koonfur Galbeed

April 2, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable