Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland iyo xubnaha kale ee Golaha Mustaqbalka ayaa ka qeybgalay kulanka labaad ee u dhaxeeyay Golaha Mustaqbalka iyo dowladda Federalka.
Dhinacayada ayaa maanta gudagalay arimaha muranka uu ka taagan yahay ee doorashooyinka iyo dastuurka, waxaana si qota dheer looga hadlayaa jidaha doorashad, qodobka ugu muhiimsan ayaana ah in lagu heshiiyo nooca doorashada.











