Doorasho degdeg ah oo la qabtay 28-Marso 2026 ayaa lagu doortay Cabdicasiis Lafta Gareen, waqtiga lasoo saaray jadwalka doorashada isla Saacad gudahood waxaa la qabtay doorashada Madaxtooyada.
Dhinaca kale waxaa qabtay doorashada gudoonka Baarlamaanka oo iyadana Saacado kooban lagu soo gabagabeeyay.
Maamulka Lafta Gareen oo muda xileedkii hore ka dhacay 2022-kii ayaa hadda waxa uu sameysatay doorasho dabdan oo ay diidan tahay dowladda dhexe, waxaana uu sheeggay in maamulkiisa uu xaq u leeyahay inuu qabsado doorasho.











