Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta doortay Xildhibaanadda Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.
Magacayada Xidlhibaanada Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika.
Xildhibaan Dr,Cabdi salaam Hadliye
Xildhibaan Amb,Abuukar Cali Mardaadi
Xildhibaan Feysal Cabdi Rooble
Xildhibaan Xuseen Xasan Cabdi
Xildhibaan Cabdi raxmaan Bashiir Shariif
Xildhibaan Amb,Sahra Cali Xasan
Xildhibaan Ilhaan Cali Gassar
Xildhibaan Fahmo Axmed Nuur
Xildhibaan Amb,Fatuma Cabdullaahi Insaaniya











