Xildhibaan Cumar Cali Isaaq oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka 11-aad.
Kulankii Isniintii ee Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ajandihiisu ahaa qabashada doorashada xubin ka bannaanaa guddiga dastuurka ee Baarlamaanka Federalka, doorashada...
Read moreDetails











