• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home Barnaamijyada Arr. Bulshada

Shirkii isku-duwidda caafimaadka Soomaaliya oo la soo xiray 

liiabdulle10 by liiabdulle10
October 2, 2025
in Arr. Bulshada
0
Shirkii isku-duwidda caafimaadka Soomaaliya oo la soo xiray 
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta soo xirey shirkii afaraad ee isku-duwidda howlaha caafimaadka Soomaaliya, kaas oo laba maalmood ka socday magaalada Muqdisho.

Shirka waxaa kasoo qeyb galey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda caafimaadka Dr. Guuleed Cabdijaliil, wakiillo ka socday wasaaradaha caafimaadka ee dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka, agaasime waaxeedyada Wasaaradda iyo saaxiibada caalamiga ah ee taageera qaybta caafimaadka Soomaaliya.

Intii uu socday shirka, waxaa lagu falanqeeyay horumarinta qorshaha caafimaadka qaranka, dib u eegista mashaariicda socda iyo sidii loo kordhin lahaa wada-shaqeynta iyo isku-xirka hay’adaha kala duwan ee caafimaadka. Waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixino dhameystiran oo ku saabsan waxqabadka la gaaray iyo caqabadaha jira, iyadoo diiradda la saaray sidii bulshada Soomaaliyeed loogu heli lahaa adeeg caafimaad tayo leh, isku mid ah, loona gaari karo dhammaan gobollada dalka.

Wasiirka caafimaadka oo soo xiray shirka ayaa sheegay in natiijooyinka iyo qodobada ka soo baxay kulanka ay muhiim u yihiin horumarinta nidaamka caafimaadka dalka, isagoo xusay in Wasaaradda iyo saaxiibada taageera ay ka go’an tahay in loo horseedo shacabka Soomaaliyeed adeeg caafimaad oo waxtar leh, casri ah, isla markaana lagu gaari karo himilooyinka caafimaad ee qaranka.

Wasiirku wuxuu kaloo ku booriyey dhammaan ka qaybgalayaasha in ay sii wadaan wada-shaqeynta iyo isku-duwidda, si loo xaqiijiyo in qorshayaasha caafimaadku noqdaan kuwo miro-dhal ah oo wax badan ka beddela nolosha dadka Soomaaliyeed.

Tags: arunaha bulshada
Previous Post

Waligaa uma baahan doontid in aad shaqayso’ dembiilayaal lacag ku siiyay wariye si ay u jabsadaan BBC-da

Next Post

Guddoomiyaha golaha shacabka oo qaabilay guddoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Waqooyi Bari

liiabdulle10

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

February 22, 2026
Kulanka labaad ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka.

Kulanka labaad ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka.

February 22, 2026
Baarlamaanka oo bilaabay Dooda Cutubka 9-aad ee Dastuurka.

Baarlamaanka oo bilaabay Dooda Cutubka 9-aad ee Dastuurka.

February 21, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

February 22, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable