• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka caalamka

Tirada dadka ku dhintay Qaza oo sii kordheysa

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 1, 2025
in wararka caalamka
0
Tirada dadka ku dhintay Qaza oo sii kordheysa
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in shan qof lagu dilay, halka 17 meydna laga soo saaray dhismaha burburay 24-kii saac ee la soo dhaafay, taasoo sare u qaaday tirada guud ee dadka ku dhintay dagaalka Israa’iil ee laba sano jirsaday. Warbixinta ayaa sheegtay in guud ahaan 68,858 qof la dilay halka 170,664 kalena ay ku dhaawacmeen dagaalkaas.

Wasaaraddu waxay intaas ku dartay in dad badan weli ku hoos jiraan burburka dhismayaasha iyo waddooyinka, taasoo ay ugu wacan tahay in gaadiidka gurmadka iyo dab-damiska aanay awoodin inay si nabad ah ku gaaraan goobahaas sababo la xiriira duqeymo iyo burbur baahsan.

Tan iyo markii la shaaciyay xabbad-joojinta bishii October 11, ugu yaraan 226 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarro Israa’iil fulisay, halka 594 kalena ay ku dhaawacmeen, iyadoo 499 meyd oo kale laga soo saaray burburka ballaaran ee ku faafay Marinka Gaza.

Previous Post

Xog sir ah: Imaaraadka Carabta oo Bosaaso ka wado Howlgal Qarsoon oo lagu Taageerayo Dagaalka Suudaan.

Next Post

Seddex qodob oo looga hadlay Shirka degmooyinka Gobolka Banaadir

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025
Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable