• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Turkiga iyo Imaaradka Carabta oo ka wada hadlay midnimada Soomaaliya

Somali Cable TV by Somali Cable TV
January 5, 2026
in wararka gudaha
0
Turkiga iyo Imaaradka Carabta oo ka wada hadlay midnimada Soomaaliya
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Isutagga Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al Nahyan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo muhiim ah oo ku saabsan gobolka iyo caalamka.

Erdogan ayaa sheegay in Turkigu si buuxda u taageersan yahay midnimada, wadajirka iyo madaxbannaanida dalalka Yemen iyo Soomaaliya, isla markaana uu diyaar u yahay ka qeyb-qaadashada dadaallada lagu xaqiijinayo nabad iyo xasillooni waarta.

Sidoo kale, Madaxweynaha Turkiga ayaa carrabka ku adkeeyay in Ankara ay ka shaqeynayso joojinta masiibada bani’aadamnimo ee ka taagan Gaza, isagoo ku baaqay in si degdeg ah loo bilaabo dib-u-dhiska Marinka Gaza.

Previous Post

“Shariif Xasan waan ka celi weynay doorashada Gobolka Banaadir”

Next Post

“Israa’iil waxey u yeeratay munaafaqa weyn Cabdiraxman Cirro”

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
“Israa’iil waxey u yeeratay munaafaqa weyn Cabdiraxman Cirro”

"Israa’iil waxey u yeeratay munaafaqa weyn Cabdiraxman Cirro"

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo la magacaabay.

Shirka Golaha Wasiiraka XFS oo looga hadlay isbadalkii ka dhacay Koonfur Galbeed

April 2, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable