• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo la kulmay Guddiga Af-Sawaaxiliga ee Bariga Afrika

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 12, 2025
in wararka gudaha
0
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo la kulmay Guddiga Af-Sawaaxiliga ee Bariga Afrika
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ku-simaha Wasiirka, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Fulinta ee Guddiga Af-Sawaaxiliga ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika, Dr. Caroline Asiimwe.

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaar u tahay inay qayb ka noqoto dadaallada lagu hirgelinayo Af-Sawaaxiliga, iyadoo xoogga la saarayo dhinacyada Warbaahinta, Waxbarashada iyo Dhaqanka.

Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in ku biiristii Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika kadib, ay dowladdu bilowday dardar-gelinta horumarinta luuqadda Sawaaxiliga, oo kamid ah luuqadaha rasmiga ah ee Bariga Afrika.

Dhankeeda, Xoghayaha Fulinta ee Guddiga Af-Sawaaxiliga Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Dr. Caroline Asiimwe, oo Wasiir Ku-xigeenka uga mahadcelisay soo dhoweyntiisa, ayaa sheegtay in horumarinta luuqadda Sawaaxiliga ay mas’uuliyad ka saaran tahay dalalka ku midoobay Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika.

Soomaaliya ayaa xoojinaysa is-dhexgalka iyo kaalinteeda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika, iyadoo Madaxweynaha JFS uu horay u sheegay in Soomaaliya ay xoogga saarayso barashada luuqadda Sawaaxiliga.

Previous Post

Kulanka Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Guddiyada dibu eegista Dastuurka.

Next Post

Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo lagu dhawaaqay.

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo lagu dhawaaqay.

Shirweynaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo lagu dhawaaqay.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025
Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable