• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Xubno kamid ah mucaaradka iyo Suxufiyiin oo gaaray Kismaayo.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
December 16, 2025
in wararka gudaha
0
Xubno kamid ah mucaaradka iyo Suxufiyiin oo gaaray Kismaayo.
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland waxaa ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya oo la filayo in Khamiista uu ka furmo Kismaayo.

Maanta Kismaayo waxaa gaaray xubno ka tirsan madasha samatabixinta mucaaradka kuwaa hordhac u ah Wafdi sare oo Arbacada ku wajahan Kismaayo.

Shirka waxaa ka qeybgalay Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo xubno ka tirsan madasha samatabixinta, waxaana shirkaas looga hadlayaa xaalada Siyaasadda iyo doorashooyinka dalka.

Previous Post

Mucaaradka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay xiliga kala-guurka.

Next Post

Hawlgalka Amniga Soomaaliya oo wajahaya dhaqaale yari halis galinaysa Mustaqbalkiisa

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Kulanka labaad ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka.

Baarlamaanka oo bilaabay Dooda Cutubka 9-aad ee Dastuurka.

February 21, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

February 22, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable