• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Xukun Toogasho ayaa laga soo saaray kiiska Dilkii Hooyo iyo Gabdhaheeda

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 30, 2025
in wararka gudaha
0
Xukun Toogasho ayaa laga soo saaray kiiska Dilkii Hooyo iyo Gabdhaheeda
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa xukun Dil-toogasho ah ku riday Cabdi Cismaan Cabdullaahi iyo Galad Axmed Xuseen.

Sido kale go’aan Maxkamada ayaa eedeysanaha seddexaad Ayuub Maxamed Cabdi waxa ay ku riday xukun shan sano oo xabsi ah.

Raggan ay Maxkamadda Racfaanka Go’aanka kasoo saartay ayaa lagu helay fal-dambiyeed dil ahaa oo ay u geysteen hooyo iyo saddex gabdhood oo ay dhashay, falkaas oo ka dhacay deegaan ku dhow Qaayib, ee gobolka Galgaduud.

Previous Post

Madaxweyne Lafta Gareen oo furay kal-fadhiga 9-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed

Next Post

Jawaabta Qareenada eedeysanayaashii Toogashada lagu xukumay iyo racfaan cusub oo ay qaateen.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somalia’s green and blue economy.

November 12, 2025
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Kulanka labaad ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka.

Baarlamaanka oo bilaabay Dooda Cutubka 9-aad ee Dastuurka.

February 21, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

Hormuud Salaam Foundation Provides Financial Assistance to Maama Ugaaso Foundation and SWDC

February 22, 2026
Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

Donald Trump oo dabacsanaan ka muujiyay arrinta Nukliyeerka Iran

February 22, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable