• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 π€π§π¬π’π±π’π²πšπ² 𝐌𝐒𝐒𝐬𝐚𝐚𝐧𝐒𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 π’πšπ§π§πšππ€πš πŸπŸŽπŸπŸ•-𝐀𝐚

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 27, 2026
in wararka gudaha
0
𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 π€π§π¬π’π±π’π²πšπ² 𝐌𝐒𝐒𝐬𝐚𝐚𝐧𝐒𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 π’πšπ§π§πšππ€πš πŸπŸŽπŸπŸ•-𝐀𝐚
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho, Talaaddo, 27 Oktoobar , 2026 : – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan gaar ah, ayaa looga hadlay Qoondeynta Miisaaniyadda Sannadlaha ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2027, amniga dalka iyo dadaallada ciidamada qalabka sida ee lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah.

Kulanka oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo gaartay 1,259,238,253 (Hal Bilyan, Laba Boqol, Konton iyo Sagaal Milyan, Laba Boqol, Soddon Siddeed Kun, Laba Boqol , Konton iyo Saddex Doollar).

Golaha ayaa warbixin ku saabsan amniga dalka ka dhagaystay Wasaaradda Amniga Gudaha, oo soo bandhigtay guulaha ciidamada qalabka sida ay maalmahan ka gaareen deegaannada ay kula dirirayaan kooxaha arxanka daran ee Khawaarijta ah iyo howlgallada ay wadaan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed.

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa Marwo Shukri Xasan Cusmaan u magacaabay Agaasimaha Hay’adda Liiltirka iyo Hawlgabka Shaqaalaha Rayidka ah, kaddib soo jeedin ka timid Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

Ugu dambayn, Golaha Wasiirrada ayaa soo dhoweeyay guusha iyo nabad ah ee ay kusoo dhammaatay Shaqadii Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxa ayna bogaadiyeen howlihii uu xafiisku ka soo qabtay dalkeenna muddadii uu ku jiray kala guurka iyo dib-u-soo kabashada Qaranka ilaa uu dalku gaaray isku-filnaansho iyo dib-u-hanasho buuxda.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol u dhigay Mucaaradka

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 π€π§π¬π’π±π’π²πšπ² 𝐌𝐒𝐒𝐬𝐚𝐚𝐧𝐒𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 π’πšπ§π§πšππ€πš πŸπŸŽπŸπŸ•-𝐀𝐚

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 π€π§π¬π’π±π’π²πšπ² 𝐌𝐒𝐒𝐬𝐚𝐚𝐧𝐒𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 π’πšπ§π§πšππ€πš πŸπŸŽπŸπŸ•-𝐀𝐚

October 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol u dhigay Mucaaradka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol u dhigay Mucaaradka

October 26, 2026
Cali Guudlaawe oo mar kale lagu doortay magaalada Jowhar.

October 24, 2026
Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 π€π§π¬π’π±π’π²πšπ² 𝐌𝐒𝐒𝐬𝐚𝐚𝐧𝐒𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 π’πšπ§π§πšππ€πš πŸπŸŽπŸπŸ•-𝐀𝐚

𝐆𝐨π₯𝐚𝐑𝐚 π–πšπ¬π’π’π«π«πšππš 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 π€π§π¬π’π±π’π²πšπ² 𝐌𝐒𝐒𝐬𝐚𝐚𝐧𝐒𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 π’πšπ§π§πšππ€πš πŸπŸŽπŸπŸ•-𝐀𝐚

October 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol u dhigay Mucaaradka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gogol u dhigay Mucaaradka

October 26, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

Β© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

Β© 2025 SomaliCable