• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Xildhibaan Cumar Cali Isaaq oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka 11-aad.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 13, 2025
in wararka gudaha
0
Xildhibaan Cumar Cali Isaaq oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka 11-aad.
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kulankii Isniintii ee Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ajandihiisu ahaa qabashada doorashada xubin ka bannaanaa guddiga dastuurka ee Baarlamaanka Federalka, doorashada ayaa aheed mid qarsoodi ah oo Xildhibaanadu codkooda ay sanduuqa ku ridayeen.

Waxaa u tarmayay xubinimada guddiga dastuurka Xildhibaan Luul Ibraahim Cumar iyo Xildhibaan Cumar Cali Isaaq.

Doorashada oo hal wareeg kusoo dhamaatay, waxaa natiijadii soo baxday ay u dhacday sidan, Xildhibaan Cumar Cali Isaaq oo helay 92 cod, halka Xildhibaan Luul Ibraahim Cumar ay heshay 68 cod, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe.

Previous Post

12-ka Oktoobar Maalinta Calanka Soomaaliya | Maqaal |

Next Post

Gudoomiye Muungaab oo amar kasoo saaray Dhismooyinka Qadiimka ah ee degmada Shangaani.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable