• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home Blog

Xafiiska Raisul Wasaare Xamsa oo soo dhaweeyay jadwalka doorashada heer Federal

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 15, 2026
in Blog, wararka gudaha
0
Xafiiska Raisul Wasaare Xamsa oo soo dhaweeyay jadwalka doorashada heer Federal
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

𝐖𝐀𝐑-𝐒𝐀𝐗𝐀𝐀𝐅𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃

Muqdisho, Khamiis 15 Oktoobar, 2026 :- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa jadwalka uu shaaciyey Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ee ku saabsan qabashada doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xukuumaddu waxa ay u aragtaa jadwalkan tallaabo muhiim ah oo loo qaaday hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka iyo xoojinta hannaanka dimuqraadiyadda dalka.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay xusuusinaysaa ummadda Soomaaliyeed iyo daneeyayaasha kale in 18-kii bilood ee la soo dhaafay ay fidisay gogol wadatashi iyo wada-xaajood, si dhinacyada Soomaaliyeed ay isula meel dhigaan arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan geeddi-socodka doorashooyinka.

Xukuumaddu waxa ay caddaynaysaa in wadatashiyada iyo wada-xaajoodyadaasi ay sii socon doonaan, ayna ku dadaalayso inay miro-dhal noqdaan oo horseedaan is-afgarad ballaaran.

Soo dhoweynta jadwalka doorashooyinka iyo sii wadidda wada-xaajoodku waa labo dadaal oo is-dhammaystiraya, kana wada tarjumaya mas’uuliyadda ka saaran Xukuumadda ilaalinta xasilloonida dalka, xoojinta midnimada qaranka iyo xaqiijinta xaqa dastuuriga ah ee muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Xukuumaddu waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada siyaasadda in ay si niyad-wanaag iyo mas’uuliyad qaran leh uga qayb qaataan wadatashiga, kana wada shaqeeyaan doorashooyin nabdoon oo xoojiya kalsoonida shacabka iyo mustaqbalka dowladnimada Soomaaliyeed.

Previous Post

“Doorasho hal dhinac ah ayuu sameystay Xasan Sheekh”

Next Post

Sheekh Shariif oo Go’aan kasoo saaray jadwalka cusub ee Doorashada

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Sheekh Shariif oo Go’aan kasoo saaray jadwalka cusub ee Doorashada

Sheekh Shariif oo Go'aan kasoo saaray jadwalka cusub ee Doorashada

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 24k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026
Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

October 17, 2026
Sheekh Shariif oo Go’aan kasoo saaray jadwalka cusub ee Doorashada

Sheekh Shariif oo Go’aan kasoo saaray jadwalka cusub ee Doorashada

October 15, 2026
Xafiiska Raisul Wasaare Xamsa oo soo dhaweeyay jadwalka doorashada heer Federal

Xafiiska Raisul Wasaare Xamsa oo soo dhaweeyay jadwalka doorashada heer Federal

October 15, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

Kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeedo Koonfur Galbeed.

October 19, 2026
Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

Maxey ka wada hadleen Gudoomiye Jaamac iyo Hogaamiye Aadan Madoobe?

October 17, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

Β© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

Β© 2025 SomaliCable