• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka caalamka

Xamas oo dhammeystirtay sii daynta maxaabiista Israaโ€™iil

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 13, 2025
in wararka caalamka
0
Xamas oo dhammeystirtay sii daynta maxaabiista Israaโ€™iil
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ururka Xamaas ayaa maanta sii daayay dhammaan maxaabiista nool ee ay gacanta ku haysay muddo labo sano ah, iyadoo 20 maxbuus oo ay ku jireen askar Israaโ€™iili ah lagu wareejiyay hayโ€™adda Laanqayrta Cas ee Caalamiga ah. Tallaabadan ayaa ka dhigan in Xamaas ka baxay gorgortankii ay ku difaacaysay reer Qasa, balse weli waxaa harsan wareejinta 28 meyd oo ka mid ah maxaabiistii la qabtay 7-dii Oktoobar 2023, kuwaas oo la rumeysan yahay inay ku hoos jiraan burburka dhismayaasha Gaza.

Sii deynta ayaa qeyb ka ah heshiis ballaaran oo lagu soo afjarayo dagaalka Gaza, kaas oo dhigaya in Israel sii deyso 1,968 maxbuus Falastiini ah, oo ay ku jiraan boqolaal muddo dheer xabsi ku jiray, halka 150 kalena laga musaafurin doono dhulka Falastiin. Dadka reer Tel Aviv ayaa isugu soo baxay Hostage Square si ay u muujiyaan farxadda, halka qoysaska Falastiiniyiinta ee la sii deynayo ay ku sugayaan bannaanka xabsiyada, inkastoo Israel mamnuucday xafladaha lagu soo dhoweynayo maxaabiista.

Heshiiska oo lagu gaaray dalka Masar ayaa sidoo kale dhigay in la joojiyo dagaalka, laga qaado xayiraadaha Gaza, islamarkaana la bilaabo wadaxaajoodyo ku saabsan ka bixitaanka ciidamada Israaโ€™iil.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta gaaray Israel, isagoo sheegay in โ€œdagaalku dhamaaday,โ€ ka hor inta uusan u safrin Sharm el-Sheikh si uu ula kulmo Madaxweyne Al-Sisi oo uu la guddoominayo shir caalami ah oo lagu dhameystirayo heshiiska nabadeed ee Gaza.

Previous Post

๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐… s๐จ๐จ sa๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Next Post

“Qaraxii Soobe waxaa ii fiicneed inaan ku dhinto” Dhibane Maxamed Xaashi.

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
“Qaraxii Soobe waxaa ii fiicneed inaan ku dhinto” Dhibane Maxamed Xaashi.

"Qaraxii Soobe waxaa ii fiicneed inaan ku dhinto" Dhibane Maxamed Xaashi.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka.

October 12, 2025
UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somaliaโ€™s green and blue economy.

UNDP and Hormuud Salaam Foundation launch partnership to create jobs in Somaliaโ€™s green and blue economy.

November 12, 2025

Telcom giant Hormuud accuses Kenyan forces of destroying Telecom infrastructure in Southern Somalia

January 20, 2026
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

October 15, 2025
Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo wadatashi ka wada Baydhabo

April 5, 2026
Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Sheybaarka Biyaha Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

Wasiir Fartaag oo qaabilay saraakiil ka socoto Safaaradda dowladda Switzerland

April 8, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Gudoomiyay kulan ka dhacay Baydhabo

April 7, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

ยฉ 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

ยฉ 2025 SomaliCable