• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home Blog

“Qaraxii Soobe waxaa ii fiicneed inaan ku dhinto” Dhibane Maxamed Xaashi.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 14, 2025
in Blog, wararka gudaha
0
“Qaraxii Soobe waxaa ii fiicneed inaan ku dhinto” Dhibane Maxamed Xaashi.
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maanta oo kale 14-kii October 2017 waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay Qaraxii ugu weynaa oo marqura ay ku dhinteen boqolaal qof oo shacab ahaa.

Weerarkaas oo ka dhacay wadada mashquulka badan ee Soobe ayaa noqday Xasuuq, dhimashada ayaa tira beeshay, dhawaaca iyo dadkii gubtay ayaa la kala garan waaye, iyadoo shacabka ay galeen xaalad jahwareer iyo quus ah.

8-sanno kadib xusuustii uu reebay Qaraxii Soobe waxaa kamid ah dad maalintaas lexaadkooda dhameystirnaa oo maanta naafo ah.

Dhibane Maxamed Xaashi oo aan ka wareysanay xusuustiisa Xasuuqii Soobe waxa uu Qaraxaasi ku waayay Wiilkiisa, isagana naafo ayuu ku noqday.

Daawo:-Warbixinta Dhibane Maxamed Xaashi oo dib u milicsanaya Xusuustii xanuunka badneed ee Soobe.

Previous Post

Xamas oo dhammeystirtay sii daynta maxaabiista Israa’iil

Next Post

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u jawaabay Wasiir Fiqi.

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u jawaabay Wasiir Fiqi.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u jawaabay Wasiir Fiqi.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable