• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u jawaabay Wasiir Fiqi.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 14, 2025
in wararka gudaha
0
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo u jawaabay Wasiir Fiqi.
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kulan ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan madasha samatabixinta mucaaradka oo lagu qabtay guriga uu Muqdisho ka dagan yahay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa lagu casuumay qaar kamid ah dadkii laga barakciyay dhulka dowladda.

Shacabka dhibanaha  iyo xubnaha mucaraadka ayaa kulanka ku wadaagay warbixin xaalada maanta iyo sida ay u saameysay barakcinta.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la hadlay dadkii shacabka ahaa ayaa mar kale ku celiyay inay qaban doonaan banaanbax,waxa uu soo hadal qaaday Wasiirka Gaashandhiga Axmed Macalin Fiqi oo mar ku hanjabay in ay eryi doonaan mucaaradka.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa u jawaabay Wasiir Fiqi isagoo sheegay in ay is waji doonaan.

“Anaga iyo Wiilkii ku booteeyay Yuhuud maa tihiin ayaan ka yeersiinayaa mucaaradka waan arkeenaa ninka cararo” Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Previous Post

“Qaraxii Soobe waxaa ii fiicneed inaan ku dhinto” Dhibane Maxamed Xaashi.

Next Post

Xasuuqii Soobe | Maqaal |

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Xasuuqii Soobe | Maqaal |

Xasuuqii Soobe | Maqaal |

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable