• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 15, 2025
in wararka gudaha
0
Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho.
0
SHARES
8
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga ka furmay Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed oo sannadkan diiradda lagu saarayo Hayaanka Tamarta Soomaaliya.

Munaasabada daahfurka bandhiggan waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan hay’adda dowladda, ganacsato, culimaa’udiin, bahda waxbarashada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa soo qaban qaabisay waana sannadkiisii 4-aad oo la qabanayo bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed,iyadoo sannadkan diirada lugu saaraayo Hayaanka Tamarta Soomaaliya.

Gudoomiyaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa khudbad uu ka jeediyay daahfura bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed waxaa ku yiri fariintiisa:

“Korontada Soomaaliya laga isticmaalo waxaa 85% laga dhaliyaa shidaal. Shirkadda Hormuud waxay go’aansaday in ay ka miradhaliso kheyraadka dabiiciga ah ee Rabbi nagu mannaystay, waxaana xarumaheennu ku tiirsan yihiin koronto aan ka dhalinnay cadceedda, si aan kaalin uga qaadanno badbaadinta deegaanka” Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf .

Wasiirka Tamarka iyo Kheyraadka Biyaha ee Soomaaliya Cabdullahi Bidhaan Warsame ayaa dhankiisa ka hadlay bandhiggan oo ay qbabaneyso Shirka Hormuud.

“Korontada Soomalaiya waxaa 85% laga dhaliyaa shidaal dibadda laga soo dhoofiyay. Waxaan wadnaa dadaallo hoos loogu dhigayo isticmaalka shidaalka, waxaana noo qorsheysan in aan seddaxda sano ee soo socoto 50% gaarsiinno adeegsiga shidaalka, 50% laga dhaliyo qorraxda, si loo helo koronto raqiis ah oo nadiif ah” Cabdullaahi Bidhaan Warsame, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Soomaaliya.

Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan oo kamid ah Culimadii lagu casuumay bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed ayaa soo hadal qaaday mowduuca bandhigga sanadkan oo ah Tamarta Soomaaliya.

“Qorraxda kuleelkeeda kaliya in aad dareenno ma aha ee waa in aan ku baraarugno in ay tahay nicmo Alle noogu deeqay, oo aan koronto ka dhalin karo, waana in aan ka faa’iideysanno cadceeddaas Eebbe noona sakhiray oo ay hodanka ku tahay Soomaaliya” Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan.

Previous Post

Raila Odinga oo ku dhintay da’da 80-sanno.

Next Post

Taariikh Nololeedkii Raila Odinga: Maxbuus Siyaasadeed ilaa Ra iisul Wasaare.

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Taariikh Nololeedkii Raila Odinga: Maxbuus Siyaasadeed ilaa Ra iisul Wasaare.

Taariikh Nololeedkii Raila Odinga: Maxbuus Siyaasadeed ilaa Ra iisul Wasaare.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable