Xafiiska Xeerilaalinta Galmudug ayaa Bayaan kasoo saaray kiis dil ahaa oo 9-Oktoober ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Galgaduud,falkaas ayaa lagu beegsaday hooyo iyo ilmaheeda,waxaana loo dilay aano Qabiil.
Xeerilaaliye Cabdixakiin oo Shir jaraaid ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray Go’aan la xiriira kiiskii ay gashay Maxkamada Galmudug.
Xeerilaaliyaha ayaa si rasmi ah u sheegay in xeerilalainta Galmudug ay racfaan ka qaadatay go’aankii ay riday Maxkamada.










