• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Villa Somalia oo xal u raadineysa Mucaaradka iyo Lafta Gareen.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 21, 2025
in wararka gudaha
0
Villa Somalia oo xal u raadineysa Mucaaradka iyo Lafta Gareen.
0
SHARES
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar kala duwan ayaa soo baxaya oo la xiriira Safarkii baaqday ee Siyaasiyiinta mucaaradka Koonfur Galbeed ee ku wajahanaa magaalada Baydhabo.

Waxaa soo baxay in la baajiyay safar ay qorsheynayeen Siyaasiin waa weyn sida Madaxweynihii hore Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Maxamed Mursal Gudoomiyihii hore ee Baarlamaankii 10-aad ee Soomaaliya.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku baxday khilaafka Siyaasiyiintan oo gacansaar la leh dowladda iyo hogaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Kulan ayaa ka dhacay Madaxtooyada Qaranka kulankaas oo diirada lagu saaray in mucaaradka ay is dajiyaan,dhinaca Kalena madaxtooyada ay la xiriireyso Madaxweyne Lafta gareen si loo ogolaado dhaqdhaqaaqa mucaaradka koonfur Galbeed.

Previous Post

Xeerilaalinta Galmudug oo Racfaan ka qaadatay Go’aankii Maxkamada.

Next Post

Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable