• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Madaxweyne Deni “Puntland ma fiirsan doonto firaaqa Sharci ee Soomaaliya”

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 25, 2025
in wararka gudaha
0
Madaxweyne Deni “Puntland ma fiirsan doonto firaaqa Sharci ee Soomaaliya”
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta khudbad ka jeediyay Kal-fadhiga 57-aad ee Golaha Wakiilada 6-aad ee Puntland ayaa ka hadlay arrimo kala duwan.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa khudbdiisa diirrada ku saaray waxqabadka dowladiisa,arrimaha doorashooyinka iyo amniga,isagoo si qota dheer uga hadlay howlaha gudaha Puntland iyo waxqabadka maamulkiisa.

Madaxweyne Deni ayaa soo hadal qaaday arrimaha Siyaasadda guud ee Soomaaliya waxa uu ka hadlay Khilaafka taagan iyo doorka Puntland.

Deni waxa uu sheegay in Puntland aysan sii fiirsan doonin firaaqa sharci iyo hogaamineed ee ka jira Soomaaliya,waxa uuna ku baaqay in Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ay qaataan mas’uuliyada badbaadinta Soomaaliya.

Previous Post

Maxamed Mursal oo markii ugu horeysay ka hadlay safarkiisii Baydhabo.

Next Post

Kulanka Taliyeyaasha Ciidanka dhulka ee Soomaaliya iyo Nigeria

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable