Madaxtooyada JFS ayaa is beddel maamul ku sameysay Xafiiska Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta, waxaana xilkaas loo magacaabay Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Golfyare). Iyadoo laga qaadey xilkani Maxamed Adan Maxamed (Dugoow).