• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka caalamka

Duufaanta Melissa oo Gilgishay Jamaica iyo dalal ku Yaalla Kariibiyaanka.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
October 28, 2025
in wararka caalamka
0
Duufaanta Melissa oo Gilgishay Jamaica iyo dalal ku Yaalla Kariibiyaanka.
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Saddex qof ayaa ku dhintay Jamaica ka dib markii ay ku dhufatay Duufaanta Melissa, taas oo ah duufaantii ugu xoogga badnayd ee caalamka laga diiwaan geliyo sanadkan. Dabeylo gaaraya 175 mayl saacaddii (282km/h) ayaa ku dhuftay jasiiradda, taas oo khubaradu sheegeen inay noqon karto duufaantii ugu xoogga badnayd ee abid ku dhacda dalkaas.

Melissa oo haatan gaartay heerka ugu sarreeya ee duufaannada, qaybta shanaad, ayaa si tartiib ah ugu sii socota jasiiradaha kale ee Kariibiyaanka.

Khubarada saadaasha hawada ee Mareykanka ayaa uga digay dadka deegaanka “masiibo weyn iyo xaalado khatar ah oo nololeed,” maadaama ay suuragal tahay in duufaantu sii xoogeysato saacadaha soo socda.

Wararka ayaa intaa ku daraya in afar qof oo kale ay ku dhinteen Haiti iyo Dominican Republic, taas oo tirada guud ee dhimashada ka dhigaysa toddobo qof. Waxaa sidoo kale la soo sheegay burbur hantiyadeed oo baaxad leh iyo go’doon ka dhashay daadad iyo roobab mahiigaan ah oo duufaantu keentay.

Khubarradu waxay ka digayaan in gaabiska ay Melissa ku socoto uu sababi karo roobab waqti dheer socda iyo fatahaado halis ah. Dowladda Jamaica iyo dalalka deriska ah ayaa ku baaqay in dadka ku nool xeebaha iyo meelaha khatarta ah ay u baxaan goobaha amniga leh.

Previous Post

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada & Arrimaha bulshada oo la dhaariyay.

Next Post

Golfyare oo lagu wareejiay Xilka Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable