• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Kulanka Sheekh Shariif iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Norway.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 4, 2025
in wararka gudaha
0
Kulanka Sheekh Shariif iyo Xog-hayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Norway.
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

‘Waxaan Magaaladda Oslo kulan kuwada qaadanay Xog-hayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Norway mudane Andreas Motzfeldt Kravik.

Waxaan kulankeenna diiradda ku saarnay la dagaalanka kooxaha argagixisadda iyo sida ay muhiim u tahay hannaan doorasho oo heshiis lagu yahay islamarkaana wakhtigeedda ku dhacda, si looga hortago in dalkeenna Soomaaliya uu lugaha la galo hubanti la’aan hay’addaha dastuuriga ah, taasoo haddii aan laga heshiin arrimaha doorashooyinka abuuri karta xasillooni darro siyaaasadeed.

Ugu dambayn, waxaan dowladda Norway uga mahad-celiyay soo dhaweynta iyo dib u dejinta ay u sameysay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalkeeda, anigoo sidoo kale boggaadiyay gargaarka bini’aadanimo ee gudaha Soomaaliya ay ka wado iyo kaalinta ay ka qaadanayso dib u dhiska dowladnimadda soomaaliya’

Previous Post

Dhagax dhiga Wadada Buula-Xuubeey ee degmada Wadajir.

Next Post

Qaramada Midoobey oo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo Dagaalka Suudaan.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable