Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawa Yusuf Rage iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Maagaalada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose.
S/Gaas Odawa Yusuf Rage ayaa Xariga ka jaray dhismaha Xarunta Taliska guutada 6 Aad ee Qeybta 60 Aad ee Ciidanka XDS oo laga hirgaliyey Magaalada Baraawe.













