• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Congo oo laga gudoomay Warqadaha Safiirnimo

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 11, 2025
in wararka gudaha
0
Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Congo oo laga gudoomay Warqadaha Safiirnimo
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Safiirka JFS ee dalka Congo, Mudane Ilyas Ali Hassan, ayaa si rasmi ah uga gudoomey Waraaqihiisa Aqoonsiga Madaxweynaha DRC, Mudane Félix Antoine Tshisekedi Tshilombo, xaflad lagu qabtay Qasriga Qaranka ee Kinshasa.

Danjiire Ilyas ayaa uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran iyo taageerada ay dowladda iyo shacabka reer Congo siiyaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas.

Safiirku waxa uu sidoo kale hambalyeeyey Madaxweyne Tshisekedi guusha DRC ee ku biirista Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo usheegey maadama ay Soomaaliya xubin katahay in ay iska kaashan doonaan arimaha gobolka iyo kan caalamkaba.

Danjiiraha ayaa mar kale xaqiijiyey sida Soomaaliya uga go’an tahay xoojinta iskaashiga siyaasadeed, dhaqaale, iyo bulsho ee labada dal, wuxuuna soo jeediyey in la aasaaso Madasha Ganacsiga Soomaaliya–Congo si kor loogu qaado ganacsiga iyo maalgashiga.

Danjiire Ilyas ayaa sidoo kale Madaxweynaha ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay fududeynta rukhsadaha ganacsiga iyo fiisaha si loo xoojiyo isu socodka ganacsatada labada wadan maadama ay xubin kawada yihiin Ururka dhaqaalaha ee EAC.

Previous Post

DEG DEG:-Raisul Wasaaraha oo sameeyay magacaabis.

Next Post

Kulanka Raisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Dalka Jarmalka

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable