• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Kulanka Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Guddiyada dibu eegista Dastuurka.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 12, 2025
in wararka gudaha
0
Kulanka Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Guddiyada dibu eegista Dastuurka.
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoonka Guddiga La-socodka iyo Dib u Eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo guda geli lahaa dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka cutubyada harsan, waxaana Guddoomiyaha Guddiga La-socodka iyo Dib u Eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal Xildhibaan Xuseen Iidow Iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Avv. Burhaan Aadan Cumar ay guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uga warbixiyeen hanaanka dib U eegista dastuurka iyo qorshayaasha uga degsan ka howlgelida cutubyada harsan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa guddiyada arrimaha dastuurka qaabilsan ku bogaadiyey shaqada ay qaranka u haayaan ee ku aadan dib u eegista dastuurka, waxaana ay kula dardaarmeen dardargelinta shaqada dib u eegista dastuurka cutubyada ka harsan.

Previous Post

Weerar loo adeegsaday Qarax Gaari oo ka dhacay Dalka Hindiya

Next Post

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo la kulmay Guddiga Af-Sawaaxiliga ee Bariga Afrika

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable