Warmurtiyeed ayaa laga soo saaray Shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Shirkan ayaa diirrada lagu saaray Ajandayaasha waa weyn ee Midnimo Qaran iyo Wadatashi.
Waxaa la go’aamiyay in la qabto Shirweyne looga tashanayo mustaqbalka Soomaaliya, iyadoo Golaha uu walaac ka muujiyay xaalada amni iyo hubanti la’aanta Siyaasadeed ee dalka.
Warsaxaafadeed:-












