• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyey shir looga hadlayey Doorashooyinka

Somali Cable TV by Somali Cable TV
November 18, 2025
in wararka gudaha
0
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyey shir looga hadlayey Doorashooyinka
0
SHARES
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyay, shir lagu gorfeynayey dhammaystirka hawlaha doorashooyinka Dowladaha Hoose ee dhawaan dalka ka qabsoomi doona.

Shirka oo ay ka qeyb galeen wasiirrada wasaaradaha sida tooska ah ula falgala hawsha doorashooyinka, ayaa waxaa lagu dhageystay warbixin ay soo jeediyeen Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, iyada oo Guddoomiyaha guddiga, Mudane Cabdixakiim Axmed Xasan, uu sheegay in hawshu ay meel wanaagsan marayso, lana diyaariyey dhammaan adeegyadii loo baahna, si loo qabto doorashada.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay heshiiska Congo DRC iyo jabhadda M23

Next Post

Hormuud Telecom Crowned AfriSAFE Telecommunications Company of the Year for Championing Employee Safety and Innovation

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable