• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Mucaaradka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay xiliga kala-guurka.

Somali Cable TV by Somali Cable TV
December 16, 2025
in wararka gudaha
0
Mucaaradka oo Muqdisho ku qabtay kulan looga hadlayay xiliga kala-guurka.
0
SHARES
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynihii hore ee dalka ahna guddoomiyaha Madasha Samata-bixinta Soomaaliyeed Mudane shariif sheekh Axmed ayaa ka qeyb-galay kulan dadweyne oo ay soo qaban-qaabisay madasha samata-bixinta kaasoo looga hadlayay xaaladda dalka iyo xilliga kala-guurka.

Kulanka dadwayne ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray ammaanka, siyaaasadda, dhaqaalaha, ku tak-rifalka awoodda dowladda, boobka dhulka danta-guud iyo barakicinta danyarta.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qaybgalay masuuliyiinta sare ee madasha Samatabixinta, Xilidhibaanno katirsan labadda aqal ee BJFS, ururrada Siyaasadda iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Previous Post

Beesha Caalamka oo lala wadaagay xogta Shirka Kismaayo.

Next Post

Xubno kamid ah mucaaradka iyo Suxufiyiin oo gaaray Kismaayo.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable