Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeeshay fadhi aan caadi aheyn ayaa kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre.
kulanka ayaa looga hadlay xadgudubka Israa’iil ee Soomaaliya, iyadoo si adag looga falceliyay isku deyga Yuhuuda ee aqoonsiga la sheegay Somaliland.
Qaarka Baarlamaanka ayaa si cad loogu diiday damaca Yuhuuda ee kala qeybinta Soomaaliya, sido kale waxaa la caddeyay mowqifka rasmiga ah ee Baarlamaanka Soomaaliya.















