• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

“Shariif Xasan waan ka celi weynay doorashada Gobolka Banaadir”

Somali Cable TV by Somali Cable TV
January 4, 2026
in wararka gudaha
0
“Shariif Xasan waan ka celi weynay doorashada Gobolka Banaadir”
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo magaalada Dhuusamareeb uga qeybgalay kulan su’aalo weydiin ahaa oo diirrada lagu saaray marxalada dowlad-dhiska Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga jawaabay Su’aalo bulshada is weydiineyso oo la xirira khilaafka hareeyay dowladnimada Soomaaliya,Sheekh Shariif oo ka sheekeeyay marxaladii dowlad-dhiska dalka tan iyo xornimadii dalka ayaa soo hadal qaaday marxalada Siyaasiga ee maanta dalka kujiro.

Waxa uu kahadlay doorashadii golaha deegaanka ee laga qabtay Gobolka Banaadir 25-December 2025, isagoo soo qaatay cabashada ay qabaan Siyaasiyiint ka qeybgalay doorashaddaasi oo uu kamid yahay Shariif Xasan Sheekh Aadan.

“Shariif Xasan Sheekh Aadan waan ka celin weynay doorashada, waxaan dhahnay ha u camirin Muqdisho doorasho kama jirto, maanta waad aragtaan isaga ayaa qeylinaya”

Previous Post

Kormeerka Taliska Xoogga ee magaalada Beledweyne.

Next Post

Turkiga iyo Imaaradka Carabta oo ka wada hadlay midnimada Soomaaliya

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable