• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Shirka guddiga gurmadka Abaaraha ee Koonfur Galbeed

Somali Cable TV by Somali Cable TV
January 21, 2026
in wararka gudaha
0
Shirka guddiga gurmadka Abaaraha ee Koonfur Galbeed
0
SHARES
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey shir ay ka qeybgaleen Guddiga Gurmadka Abaaraha Koonfur Galbeed, culima’udiin iyo ganacsatada Koonfur Galbeed.

Shirkan ayaa si qoto dheer looga hadlay xaaladda abaareed ee ka jirta guud ahaan deegaanada Koonfur Galbeed, iyo sidii gargaar degdeg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaruhu saameeyeen, gaar ahaan dadka nugul ee ku dhaqan miyiga iyo magaalooyinka.

Madaxweynaha ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay wada-shaqeyn iyo isku-tashi, isaga oo ugu baaqay ganacsatada, culima’udiinka iyo bulshada inteeda kale in ay door muuqda ka qaataan gurmadka iyo badbaadinta nolosha dadka ay abaaruhu halista ku hayaan.

Sidoo kale, Madaxweyne Laftagareen ayaa faray Guddiga Gurmadka Abaaraha in ay dardargeliyaan dadaallada gargaarka, isla markaana ay la shaqeeyaan hay’adaha maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah si gargaar waara loo gaarsiiyo dadka ay dhibaatadu saameysay.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyey kaalinta culima’udiinka iyo ganacsatada ee ku aaddan gurmadka abaaraha, isaga oo ku dhiirrigeliyey in la sii xoojiyo dadaallada bani’aadannimo ee lagu badbaadinayo shacabka Koonfur Galbeed.

Previous Post

Dowladda oo war kasoo saartay Go’aanka Maxkamada racfaanka ee Bariga Afrika.

Next Post

Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii madasha ee uu gudoomiyay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable