Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Mohamed Mohamuud ayaa Kulan Muhiim ah la yeeshay u Qeybsanaha Arriamaha Difaaca Safaarada Mareykanka ee Soomaliya Col wills iyagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa dadaalada ka dhanka ah aragagixiso la dirirka.
Taliyaha uga mahadceliyay dowlada iyo Ciidanka Mareykanka taageerada joogtada ah ay la garab taaganyihiin Ciidanka XDS iyo ka go’naashiyahooda ciribtirka argixisada.













