Kulan maanta ay yeesheyn mas’uuliyiinta sare ee maamulka Gobolka Banaadir iyo ganacsatada Muqdisho ayaa looga hadlay xaalada ka dhalatay diidamada lacagta Kunka Shilin.
Suuqleyda Muqdisho iyo Sarifleyda ayaa maamulka Gobolka la wadaagay cabaqadaha lacagta ee saameynta ku yeeshay bulshada.
Dood kadib waxaa la go’aamiyay in dib loo socod siiyo Kunka Shilin Somaliga,Maamulka Gobolka Banaadir ayaana soo saarar awaamiir la xiriirta isticmaalka lacagta.










