• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.
Your browser does not support the video tag.
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home advertise

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

Somali Cable TV by Somali Cable TV
April 21, 2026
in advertise
0
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’
0
SHARES
42
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo Soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’ oo aad kaga shuban karto Xirmooyin Qiimo Jaban oo Ku Habboon Baahidaada,Shirkada Isgaarsiinta Jiilka Cusub ee Somnet Telecom oo ah

shirkadii ugu horeysay ee 4G Mobile internet dalka keentay haddana bixisa 5G internet ayaa waxa ay macaamiisheeda u soo kordhisay adeegga Mudnaan, kaas oo ah xirmooyin raqiis ah oo ku haboon baahidaada gaarka ah.

Adeeggan casriga ah ayaa loogu talagalay in uuisbedel weyn ku sameeyo habka ay bulshadu u wada xiriirto, isaga oo macaamiisha siinaya fursad ay ku doortaan xirmooyin tayo sare leh sidoo kale dhaqaale ahaan uroon.

Maxay Ka Kooban Yihiin Xirmooyinka Mudnaan?

Si loo daboolo dhammaan baahiyaha kala duwan ee macaamiisha, Xirmooyinka

Mudnaan waxa ay ka kooban yihiin qaybahan:

 Internet kaliya: Loogu talagalay dadka u baahan xawaare sare oo ay ugu xirmaan

dunida internet-ka.

 Kuhadal kaliya: Ku habboon shaqsiyaadka xiiseeya in ay in badan wicitaano u

diraan ehelka, asxaabta iyo goobaha ganacsiga.

 Internet iyo kuhadal wada socda: Waa xirmo isku dhaf ah oo si buuxda u

kulmisay labada adeegba, si aad u hesho isgaarsiin aan go’in.

Sidee Loo Isticmaalaa Adeegga Mudnaan? Helitaanka adeeggan waa mid aad u sahlan

oo aan waqti badan qaadanayn. Hadaba si aad u hesho Mudnaantaada Gaarka ah ee

shirkada Isgaarsiinta Somnet ay kugu tala gashay garaac *870# kadib dooro xirmada

aad rabto.

Maanta hel fursad aad ku maamusho kharashka isgaarsiintaada adiga oo dooranaya

Xirmooyinka Mudnaan ee kuugu diyaarka ah shirkadda ugu ballaaran dalka.

Wixii faahfaahin dheeraad ah, wac lambarka 100 / 0680000000 ama kala soco baraha

bulshada Somnet Telecom.

Previous Post

“Doorasho waa qof iyo cod, xisbigana waa JSP.” Hirshabeelle

Next Post

Baydhabo oo laga daahfuray qorshaha isbedelka Koonfur Galbeed

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Baydhabo oo laga daahfuray qorshaha isbedelka Koonfur Galbeed

Baydhabo oo laga daahfuray qorshaha isbedelka Koonfur Galbeed

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

May 21, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

Maxey ka wada hadleen Ururada Bulshada Rayidka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh?

May 25, 2026
Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

Kulanka Guddiga Xuquuq Insaanka iyo hay’adaha Garsoorka dalka

May 25, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable