• Advertise
  • About
  • Contact
Somali Cable TV
Your browser does not support the video tag.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
LIVE
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
No Result
View All Result
Somali Cable TV
LIVE
Home wararka gudaha

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Somali Cable TV by Somali Cable TV
May 13, 2026
in wararka gudaha
0
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh
0
SHARES
50
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xeendaabka Xalane waxaa maanta kulan ku yeeshay xubno kamid ah Golaha Mustaqbalka oo ay matalayaan Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni iyo Sheekh Shariif Sheekh, dhanka dowladda Federalka waxaa shirka fadhiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raisul Wasaare kuxigeenka dalka.

Kulanka maanta oo is arag ahaa ayaa waxaa garwadeen ka aheed Beesha Caalamka, kadib kulamadii ka dhacay Villa Somalia oo fashil hareeyay.

Dhex dehxaanta Caalamka ayaa loo arkaa mid lagu cadaadinayo Siyaasiyiinta Soomaalida inay heshiis ka gaaraan khilaafka ka taagan doorashooyinka iyadoo muda xileedka hay’adaha dowladda Federalka uu sii dhamaanayo.

Xogta Shirkii maanta ayaa sheegeysa in Golaha Mustaqbalka ay shuruud hordhigeen Madaxweynaha taa oo aheed dhalinyaro garabka mucaaradka ah oo dowladda  u xiran in lasoo daayo.

Wararka ayaa sido kale sheegay in isfahan laga gaaray qodobada qaar,iyadoona maalin berri ah dib loo balamay oo uu shirku sii socon doono.

Previous Post

Kulan ka dhacay Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo looga hadlay amniga Baydhabo.

Next Post

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Somali Cable TV

Somali Cable TV

Next Post
Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Puntland oo Xasan Sheekh u aqoonsatay Madaxweyne hore

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

ADVERTISMENT

  • 23.9k Followers
  • 99 Subscribers
  • Trending
  • Latest
Guiding Somalia’s Youth to Real Opportunities

May 3, 2026
Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

Waalid ahaan, su’aal kastaa waa su’aal wanaagsan

May 13, 2026
Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

Mucaaradka oo Shuruud hor dhigay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 13, 2026
Fursad Cusub: Somnet Telecom oo soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’

April 21, 2026
Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
Sawirro: sidee Dhuusamareeb loogu soo dhaweeyey Musharrax Liibaan Axmed Xasan?

July 18, 2026
Fahiima Quuje oo Xasaanada Xildhibaanimo laga qaaday iyadoo lagu soo oogay eedo culus

Wararkii ugu danbeyay

Follow Us

Browse by Category

  • advertise
  • Arr. Bulshada
  • Blog
  • Cayaaraha
  • Ganacsiga
  • maqaalo
  • Teknogiyada
  • wararka caalamka
  • wararka gudaha

Recent News

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdiraxmaan Ceynte oo Su’aalo lagu weydiiyay Muwaadin Platform.

July 25, 2026
Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

Horjooge sare oo ka tirsanaa Alshabaab oo lagu dilay Duqeyn.

July 20, 2026
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaalo
  • Diini
  • Ganacsiga
  • Teknogiyada
  • Barnaamijyada
    • Cayaaraha
    • Arr. Bulshada
  • Advertise
  • About
  • Contact

© 2025 SomaliCable