Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo amartay in xabsiga laga saaro oo Xorriyadeeda dib loogu celiyo Sacdiyo Bajaaj.
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo Jabisay Xukunka Maxkamadda Gobalka Banaadir ee 3-Sano Xabsi ugu riday Sacdiyo Macalin Cali ayaa amartay in Xorriyadeeda dib ugu celiyo Sacdiyo.









