"Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaadaya mas’uuliyada Khilaafka sii xoogeysanaya" Madaxweyne hore Sheekh Shariif ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray khilaafka Doorashada iyo tallabada cusub ee dowladda Federalka.